Somalia

Warbixinta Xaaladda

Warbixino kooban

  • Fatahaada Soomaaliya waxay saameysay 547,000 oo qof; 370,000 oo qof ayaa barakacay 17 kalena waa la dilay.
  • Hay'adaha samafalka iyo la-hawlgalayaasheeda ayaa gaaraya ugu yaraan 105,000 oo dad ah oo ay daadadku saameeyeen Soomaaliya laakiin nusqaanno ayaa weli ku jira bixinta gargaarka.
  • Xilligii Gu'gii 2019 ee la soo dhaafay ayaa soo saaray goosashada dalaggii ugu hooseeyay koonfurta Soomaaliya muddo tobanaan sano ah.
  • Magaalooyinka hareereysan iyo xannibaadaha gelitaanka ayaa xaddidey qiyaastii 77,000 oo qof in ay gargaar helaan.
test

URL:

La dejiyay:

Somalia

Warbixinta Xaaladda

Nambarada muhiimka ah

2.6M
dadka baahan

URL:

La dejiyay:

Somalia

Warbixinta Xaaladda

Deeqaha

$1.1B
La rabo
$885.9M
La helay
82%
Horumar
FTS

URL:

La dejiyay:

Xiriirada

Chris Ruppel

Soo saare shabakadeed